Faysal Cali Waraabe oo Sheegay in Alshabaab Qabsanayso Somaliya
Allahu Akbar.
Waxaan helaynaa warar sheegaya in Xarakada Al Shabaab ay qarka u saaran tahay inay si buuxda ula wareegto dalka Soomaaliya. Sida horay loo sheegay, waxay taasi dhici kartaa bisha May ama ugu dambayn bisha June 2025.
Tan iyo burburkii nidaamkii Siyaad Barre sanadkii 1991, Soomaaliya waxay ahayd dowlad fashilantay. Xasilooni darradaas waxay khatar weyn ku tahay amniga caalamka, gaar ahaan Geeska Afrika iyo marinada ganacsiga adduunka.
Wararka waxay sheegayaan in Al Shabaab ay aqbaleen shuruudahan:
-
Inay joojiyaan argagixisada.
-
Inay dalka ka saaraan Al Qaacida iyo ajaanibta aan Soomaali ahayn.
-
Inay joojiyaan weerarada dhulka deriska ah.
-
Inay la shaqeeyaan khubaro ka socda Daalibaan si ay ugu taageeraan arrimaha maamulka.
Haddaba, annaga reer Somaliland ahaan, maxaan ka yeelnaa xaaladdan cusub ee cirka isugu shareertay?