Ramaax oo Burco Guure Kaga Baxa

Ramaax Oo Intii Uu Xilka Hayayba Burco Guure Kaga Baxa Iyo Fariin Arrintaas La xidhiidha Oo Wasaaradda Arrimaha Gudaha La Gaadhsiiyay!

Shacabka Magaaladda Burco ayaa la yaaban Ficilo uu ku dhaqaaqay Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), kaas oo ah in mudadii uu ku magacawnaa Badhasaabka Gobolkaasi habeenkii Uga Guuro galo dhinaca Degmadda Sheekh isaga oo Aroortiina halkaasi ka soo shaqo Taga.

Arrintan ayaa ku dhex faaftay dadka Degan Magaaladda Burco, waxaanay u arkaan in ay wax badani kaga baaqan karaan shaqada uu Gobolka u hayo.

Sida aan ka helay Ilo xogโ€™ogaal ah dadka Deegaanka ayaa Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland uga Cawday Talaabadan uu qaaday Badhasaabka Gobolka Togdheer.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker