Beenaalihihii HSM oo wanjalay Madaxweyne Cirro.
Xasan Sh. Maxamuud waxa uu aduunka u sheegay in socdaalka RW Xamse (Marxuunka) reer Jawhar ee Ogaadeeniya, degmada Laascaanood ee JSL isla ogyihiin madaxweyne Cirro yahayna hordhacii samayn lahaa jawi ay kuwada hadli lahaayeen JSL iyo Kooxda SSC, Maxaabiistana la isku waydaarsan lahaa ka bacdina la bilaabi doono wadahadal JSL iyo Somalia ee ka bilaabmay Jabuuti.
Taasi waxay u eegtahay in HSM kala dilayo madaxweyne Cirro iyo shacbiga Somaliland taas oo aanay marnaba jamuuriyadda Somaliland ee barakaysani wadahal la galayn maamula HSM ee dhawrka maalmood u hadhsan yihiin.