Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa markii u horaysay si adag uga hadlay safarka uu Ra’iisal-wasaaraha Soomaaliya ku joogo magaalada Laascaanood
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa markii u horaysay si adag uga hadlay safarka uu Ra’iisal-wasaaraha Soomaaliya ku joogo magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo sheegay in Soomaaliya qaadi doonto masuuliyadda wixii dhibaato ah ee ka dhasha safarka Ra’iisal-wasaaraha Soomaaliya ku joogo Laascaanood
“Somaliland waa la aqoonsanayaa. Safarka Xamse Cabdi Barre ku yimid Laascaanoodna waa is maqiiq, wixii kaga yimaaddana Soomaaliya ayaa masuuliyaddeeda qaadaysa” ayuu yidhi Madaxweynaha Somaliland