Xukuumada Somaliland Oo Mamnuucday Boodhadhka wax lagu xayeysiiyo ee wadooyinka lagu dhajiyo.
Gudoomiye ku xigeenka gobolka maroodijeex oo soo saaray qoraal uu kuย joojinayoย Boodhadhka wax lagu xayeysiiyo ee wadooyinka lagu dhajiyo gaar ahaan kuwa madaxdhaqameedyada iyo murashariinta aan saxda ahayn.