Madaxweynaha Somaliland oo la Filaayo in Safar Ugu Baxo USA

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Cabdiraxmaan Cirro ayaa la filayaa inuu safar ugu baxo dalka Maraykanka, xilli wafti gogol xaadh u ah safarkiisa ay ku sugan yihiin dalkaas.

Safarkan Madaxwaynaha Somaliland ayaa kusoo aadaya xilli muddooyinkii u danbeeyey ay xoogaysanayeen wararka sheegaya in Maraykanku aqoonsanayo Somaliland.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker