“Sheekh Buuni Ilawshahaa Ku Batee Laascaanood kumay Jirin Goboladii Ay Wareejiyeen
“Sheekh Buuni Ilawshahaa Ku Batee Laascaanood kumay Jirin Goboladii Ay Wareejiyeen
Nin illoowsho badnaa ayaa subax kasta markii uu shaqo tagayo oo uu guriga ka sii baxaayo, waxaa ay xaaskiisu soo xasuusin jirtey wax uu iska hilmaamey.
Ha noqdeen furaha guriga, shaqada ama xataa Mobile-ka & xariggiisa.
Xaaskiisu inta ay ku qososho ayay dhihi jirtey:
Waad duqoowdey oo waad xusuus yareeysey
Ninkii ayaa go’aansadey in uu bal sidan
isu dhaamo, markaasuu habeen waxaa uu warqad ku qortey, wax kasta oo ay tahay in uu horey u sii qaato subaxdii.
Aroortii ayuu warqaddii isha mariyey, ka dibna diyaarsadey wixii uu qaadan lahaa.
Isagoo faraxsan oo isu bogaaya ayuuna baxay.
Xaaskiisii ayaa ka daba qeeylisey, markaasuu istaagey oo yidhi:-
โMa filaayo in aan wax illoobey ee saakeyna maxaa jira?โ
Gabadhii aad u qosashay ayaa ku tidhiโ iska soo noqo, maanta shaqo ma jiro oo waa jimce.โ
Sheekh Buuni ilawshahaa ku badane laas-canood kumay jirin gobaladii ay wareejiyeen.
Badhasaab Mahamed Abdilahi Bookh.