Xukumada Somaliland ayaa maanta qaramaysey Ciidankii Madaniga ahaa ee ku sugnaa Degmada Bohol ee Gobolka Sool.
Munaasibad kooban oo loo qabtay wareejinta ciidanka waxa ka soo qayb galay Taliyaha Ciidamada Qaranka, Wasiirada Wasaaradaha Gaashaandhiga, Gadiidka iyo Horumarinta Jidadka ku Xigeenka Maalgashiga Xilidhibaano ka tirsan Golaha wakiilada, Salaadiin Cuqaal Saraakiil Kale.