Madaxweynaha Somaliland oo la Ciiday Caruurta Hargeysa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa maanta bookhday xarunta maweelada iyo ciyaaraha carruurta ee Cosob ee Magaalada Hargeysa, taas oo uu ku soo dhawaayey Madaxweynaha Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir oo kamid ah culimada ugu waa weyn dalka .

Madaxweynaha JSL ayaa xaruntan ciyaaraha caruurta ee Cosob boqolaal carruur ah kula qaatay wakhtiga farxad iyo dabaal-dega maalinta labaad ee Ciidul-fidrida.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker