๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐‡๐จ๐ฒ๐ ๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐จ๐ช๐๐š๐ฒ ๐’๐ฎ๐ฅ๐๐š๐š๐ง ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐’๐ฎ๐ฅ๐๐š๐š๐ง ๐—๐ข๐ซ๐ฌ๐ข ๐๐š๐ง

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Dr Cabdiraxaam Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa maanta hoygiisa ku bookhday Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani, kaas oo muddooyinkii ugu damabeeyey xaalad cafimaad darro ay la soo deristay.

Madaxweynaha ayaa ugu horeyn xog waraystay Xaaladda Caafimaad ee uu hadda ku sugan yahay Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani, taas oo hadda ah mid ka soo raynaysay.

Madaxweynaha JSL Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi ayaa u duceeyey Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani, waxaanu alle uga beryey inuu siiyo caafimaad taam.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker