Xildhibaano Katiesan Golaha Deeganka Hargeysa oo Mooshin Xil Ka qaadidabka Gudbiyaay Maayirka
Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Deegaanka Hargeysa Ayaa Warqad Codsi Oo Ay Ku Dalbanayaan Kalfadhi Ay Xilka Kaga Qaadaan Maayir Mooge U Gudbiyey Wasaaradda Dawladaha Hoose Ee Somaliland.