“Somaliland oo qudha ayaa go’aan ka gaadhi karta Mustaqbalka Istaraatajiyadeed ee ay leedahay Dekada Berbera ” Wasiirka Madaxtooyada

“Somaliland oo qudha ayaa go’aan ka gaadhi karta Mustaqbalka Istaraatajiyadeed ee ay leedahay Dekada Berbera , oo ay ku jirto Doorka ay ka ciyaari karto saldhig Milatari oo u Muhiim ah.
Maraykanku si sax ah ayay u ogtahay cida ay kala macaamili karto wada hadlaka adeegyada Berbera”
Sidaa waxa yidhi Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Khadar Xuseen Cabdi oo Bartiisa X Qoraal kaga Jawaabay Dalabkii Madaxwaynaha Soomaaliya ku doonayay inuu Berbera ku siiyo Maraykanka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker