DEGAEG: Somaliland oo ku Dhawaaqday in ay Barrito Tahay Maalin Eid ah.
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dawaaqay in Maalinta Bari ah ay Tahay Maalin Ciida .
Waxa uu sheegay Wasiirka in laga arkay Somaliland dadkii arkay Bishana ay dhaariyeen.