Mucaaradka Jabuuti oo sheegay in kulan ay qabsan lahaayeen laga hor istaagay

Bisha February ee sanadkan, ayaa lagu wadaa in doorashada baarlamaanka ay ka dhacdo dalka Jabuuti.

Xisbi kamid ah kuwa mucaaradka oo lagu magacaabo MRD, ayaa waxa uu sheegay in Jimcihii laga horjoogsaday kulan ay ku qabsanayeen guri ku yaalla xaafadda Balbala ee caasimadda Jabuuti.

Mucaaradka Jabuuti ayaa intooda badan qaadacay doorashada baarlamaanka, iyo tii ka horreysay ee 2021-kii.

Doorashadani, ayaa waxaa ku guulaystay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, oo in muddo ah haya xilka madaxweynenimada dalka Jabuuti.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker