Shil gaadhi oo Naxdin badan ayaa ka dhacay Gobolka Sanaag

Shil gaadhi oo Naxdin badan ayaa ka dhacay inta udhaxaysa Kalmac iyo Yufle.
6 qof ayaa ku dhaawacmay,qaar ka mid ah ayaa dhaawac culusi soo gaadhay.

Madaxwayne kuxigeenka,wasiirka Gaadiidka iyo Jidadka iyo wasiiru dawlaha Amniga ayaa halkaasi dhaawacyada ka daadgureeyay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker