Qarkamida Golaha Deeganka Burco oo Maayir ku Xigeen Doortay
Qabashada kalfadhi aan caadi ahayn oo xilka lagaga qaadayo Maayir ku xigeen degmada Burco ayaa guud ahaanba waxa ka soo horjeestay Maamulka Gobolka Togdheer Balse qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha deegaanka oo mooshinkaasi hogaaminayey ayaa si gaar ah u doortay Maayir Ku xigeen Cusub.
Halka ay xildhibaanada qaar ka mid ahi doorashadaasi Xaaraan ku tilmaameen.