Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Iscasilay Iyo Sababta

Maxamuud Warsame Jamac afhayeenka Madaxweynaha Somaliland mudbane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkaasi ,Sababta uu afhayeenku isku casilay ayaa ah in uu yahay musharax u tartamaya golaha wakiilada Somaliland.

Halkan hoose ka daawo warkaas oo dhan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker