Xuutiyiinta oo gantaalo ku weeraray garoon diyaaradeed oo ku yaala Israa’iil

Yahya Saree, oo ah afhayeenka milatariga ee kooxda Xuutiyiinta Ansar Allah, ayaa war uu taleefishinka ka sii daayay subaxnimadii Talaadada ku Dsheegay, in garoonka diyaaradaha ee Ben Gurion ee Israaโ€™iil lagugaraacay laba gantaal oo ballistic ah, kuwaas oo kala ah, Zulfiqar iyo Falastiin 2, sida uu ku sheegay hadalka uu jeediyay.

Garoonka caalamiga ah ee Ben Gurion ee Israaโ€™iil, waxaa uu ku yaalaa duleedka magaalada Tel Aviv ee Israaโ€™iil.

Saree waxa kale oo uu bayaankiisa ku sheegay, in ciidamada Xuutiyiintu ay markii labaad muddo 24 saacadood gudahood ah weerareen markabka Maraykanka ee USS Harry Truman iyo tiro maraakiib ah oo marayey badda cas.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker