Gabiley : Laba Qof oo Ku Dhintay Shil Gaadhi
Inaalilaahi waa Inaa ilayhi Raajicuun Alle ha u naxariistee shil gaadhi oo ka Dhacay Kantaroolka Galbeedka ee Magaalada Gabiley ayaa waxa ku geeriyooday Laba Qof Oo kala ahaa Dirawalkii Gaadhiga Vitiz ah iyo Gabadh la socotay.
Shilkan ayaa Sababay Ka dib markii ay isku Dhaceen Gaadhi Wayn Oo Nooca Xamuulka Qaada ah ee u kala goosha Somaliland iyo Ethiopia iyo Gaadhi Vitiz ah.