Dadka Sanadkan Cumrada Gudanaya Oo Loogu Baaqay In ay Sawirada Joojiyaan.

Maamulka Xaramaynka ayaa dadka sanadkan cumrada Gudanaya ugu baaqay in ay iska xareeyaan Moobilada isla markaana ay joojiyaan Sawirada iyo Muuqaalada ay duubayaan.

Si gaar ah Waxa loogu dardaaray in Dumarka aan wax Sawiro ah laga qaadin Isla markaana qof kastaaba uu ka faaโ€™iidaysto nasiibka uu u helay in Bisha Ramadan uu ku Qaato Dhulka barakaysan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker