Oodweyne: Dhagax-Dhigga Dhisme Cusub oo Lagu Kordhinayo Cisbitaalka Magaalada

Oodweyne (OWN)- Maamulka gobolka Daad-madheedh oo uu weheliyo Isu-duwaha Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee gobolkaas, ayaa dhagax-dhigay dhisme loogu talo-galay Qaybta Qaliinka ee Cusbitaalka Guud ee magaaladaas.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker