Masuuliyiinta Wasaarada Caafimadka Somaliya Oo Hadalkii Wasiir Maareeye ku Tilmaantay Mid aan Aqoon ku Dhisnayn

Wasaarada Caafimaadka Xukuumada Soomaaliya ayaa ka jawaabtay hadalkii kasoo yeedhay Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo ku Aadaa in qof kasta oo xiligan dhinta Ay uย  Aqoonsan yihiin in uu dilay cudurka Caronavirus

 

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka Maxamed Saciid ayaa sheegayย  inย  hadalka kasoo yeedhay Wasiir Maareeye uu yahay mid aan Xaqiiqo aheyn, waxaanuuย  xusay in wasaarada Caafimaadka warbixinada ay soo saartay yihiin kuwa cilmi ku dhisan oo laga fiirsaday.

 

โ€Xaqiiqda dhimashada cudurkaasna waa Tiradii aan shaacinay, laakiin waxaan lee nahay, waxa la sheegayo waa inay cilmi ku dhisnaadaaย  oo baadhitaan ku cadaadaanโ€ayuu yidhi Wasiir kuxigeenka Caafimaadka Soomaaliya Maxamed Saciid C/llaahi.

 

Hadalkan kasoo yeedhay Wasaarada caafimaadka xukuumada Soomaaliya ayaa kusoo aadaya xili Wasiirka Warfaafinta ka dhawaajiyay hadal shaki badan Abuuray oo tilmaamaya in dowladuย  dadka dhinta Dhamaantood u Aqoonsan tahay kuwa uu dilay cudurka Caronavirus.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker