Wariye Hargeysa Lagu Xidhay
Weriye Axmed Cali Cige ayaa Xalay Lagu xidhay Magaalada Hargeysa oo uu ilaa hadda ku xidhan yahay
Xadhiga Weriye Axmed Waxa xaqiijiyey Eheladiisa oo iisheegay in xalay laga qabtay xaafadda Sheekh Nuur (Killalka) oo uu degen yahay, Laguna xidhay xarunta Ciidanka dabmbi-baadhista Hargeysa ee CID da, lama oga sababta loo xidhay Axmed, balse in Waraan la,aan Lagu qabtay ayey ehelkiisu sheegen….Xadhigu Xal Maaha