Xukumadda Somaliland ayaa Beenisay In Dadka Falastiinyinta ah oo Soo Rarayo dhulkooda
Wasiirka arimaha debeda ee Somaliland Abdirahman Daahir ayaa warasi uu siiyaay Reuters waxa uu Ku beeniyey inay jirto cid la soo xidhiidhay oo kala hadashay arimaha barakicinta reer Falastiin.
AP ayaa horey u sheegtay in lala xidhiidhay Mas’uuliyiin ka tirsan dawladda Somalia iyo Somaliland ba arintaasna sarkaal Maraykani sheegay inay socdaan xidhiidho diblumaasiyadeed.