La-haystayaasha Israel ee la sii daayey oo hadlay

La-haystayaasha Israa’iil ee dhawaan laga sii daayay ee Gaza ayaa ka hadlay xaaladihii adag ee ay ku qasbanaayeen inay u adkaystaan mudadii 16-ka bilood ahayd ee ay ku jireen gacanta kooxda Xamaas, oo Mareykanku u aqoonsan yahay urur argagixiso.

Waxay sheegeen in ay gaajo la macluuleen, qaar ka mid ahna la jir dilay.

Dad badan ayaa ammaanay madaxweynihii hore ee Mareykanka, Donald Trump, dadaalkiisii lagu soo celiyay xorriyadda la-haystayaashan, iyagoo rajeynaya in dadaalkiisu horseedi doono sii deynta maxaabiista harsan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker