Biyo la’aan ka jirta deegaano ka mid ah dowlad deegaanka

Xilligan, geyiga Dawlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya waxaa lagu jiraa xilliga jiilaalka, iyadoo goobo badan ay ka jirto biyo la’aan.

Wasiirka Xafiiska Maareynta Khataraha Masiibooyinka ee Dawlad Deegaanka Soomaalida, Axmed Yaasiin Sheekh Ibraahim, ayaa sheegay in biyo la’aan ka jirto 55 degmo oo ka mid ah deegaanka, taasoo saameyn ku yeelatay ku dhawaad 1.9 milyan oo qof.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker