Xukuumada Somaliland, ayaa beenisay in cashuuro ay kusoo rogtay lacagaha layskugu diro (Zaad iyo Edahab)

Xukuumada Somaliland, ayaa beenisay in cashuuro ay kusoo rogtay lacagaha layskugu diro (Zaad iyo Edahab)

Xukuumadu waxay sheegtay in la cashuurayo adeegyadan:-

* Ku shubashada Lacagta ku hadalka ee Mobile-ka (Airtime).
* Internet-ka Mobile-ka (Mobile Data).
* Internet-ka Xafiisyada/Guryaha.
* Adeegyada kale ee Isgaadhsiinta ee Shirkadduhu bixiyaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker