๐๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐ ๐ช๐๐ซ๐๐ฆ๐๐ฒ๐ฌ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐๐๐๐๐ข๐ข ๐๐๐๐๐ฑ๐๐๐ ๐๐ ๐๐ข๐ข๐๐๐ฆ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ง๐ข๐ ๐ ๐๐ก.
Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Muddane Maxamed Cali Aw Cabdi iyo waftigii uu hoggaaminayey oo maalintii 14 aad safar shaqo ku jooga Gobolka Sanaag ayaa maanta ka qayb- galay, munaasabad ballaadhan oo lagu Qaramaynaayey qaybtii sadexaad ee Ciidanka Madaniga iyo Gadiidkoodii dagaalka, kuwaas oo si rasmi ah uga mid noqday Ciidanka Qaranka JSL .
Madaxweyne ku-xigeenka JSL oo halkaasi ka hadlay ayaa soo dhaweeyey ciidanka la qarameeyey, waxaanu sheegay in wali ay Ceerigaabo taalo gogoshii nabadeed ee ay hore ugu baaqay Xukuumadda WADDAJIR IYO WAX- QABAD