Puntland: Shacabka Koonfurta dalka ma helin dowlad si mabda’ leh ula dagaalanta argigixisada

Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta ee Puntland, Maxamed Cabdiwahaab ayaa sheegay in Soomaaliya aysan lahayn hoggaan dowladeed oo si mabda’ ah ula dagaalama kooxda Alshabaab.

Wasiirka caddaaladda ayaa sheegay in tani ay sababtay in meelo badan oo Koonfurta Soomaaliya kamid ah ay gacanta u gasho kooxaha xagjirka ah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker