Guddiga Bisha Ramadaan oo La Magacabay
Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta JSL Sh.Cabdilaahi Daahir Jaamac (Baashe) ayaa Maanta Magacaabay Gudidda ilaalinta Bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan.