Caruura ayaa ku dhintay waddanka Morocco ka dib markii uu ku qarxay xadhiga lagu dabeeyo Telefoonnada gacanta lagu qaato.

5 caruura ayaa ku dhintay waddanka Morocco ka dib markii uu ku qarxay xadhiga lagu dabeeyo Telefoonnada gacanta lagu qaato.

Shilkan ayaa ka dhacay magaalada Timaar oo u dhow caasimadda dalkaas ee Rabbaad iyada oo ubadka geeriyooday ay da’doodu u dhaxayso 3 ilaa 12 sano.

Xadhiga Telefoonka lagu dabeeyo ayaa ah mid lagag tegay iyada oo dabka ku jirta taas oo sababtay in uu qarxo ka dibna guriga oo dhan dab ka kaco isla markaana ay ubadku u dhintaan neefta oo qabtay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker