Maxkamadda Ciidamda Somaliland oo Xukun Dila ah ku Riday Eedaysanihii Dilay Marxuum Buux Mawliid Ismaaciil

Maxkamada Darajada koowaad ee ciidamada Qaranka Somaliland ayaa saaka xukun ku riday dhammaan Eedaysanayaashii geestay dilka Marxuum Buux Mawliid Ismaciil oo dhawaan lagu dilay Magaalada Gabilay .
Maxkamada ayaa dil ku xukuntay eedaysane Saalax Isaaq oo ay ku heshay inuu dilka geystay .

Sidoo kale maxkamada ayaa xukuno u dhaxeeya 13 sanno ilaa 4 Sanno ku kala xukuntay 6 Eedeysane oo kale kuwaas oo lagu helay in ay gacan siiyeen dilka gacan ku dhiiglaha.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker