Dil Lagu Xukumay Askarigii Dilay Taliyihii Saldhiga Maxamed Mooge
Maxkamadda Ciidamada ayaa Xukun dil ah ku ridey Askarigii Dilka u geystay Taliyihii Saldhiga degmada Maxamed Mooge Gaashaanle Cabdi Cali Nuur.
Sidoo kale Maxkamaddu waxay xukun 13 sanno oo xadhig ah ku ridey Askarigii Isagu Caawiyey eedeysanaha Koowaad.