Wasiirka Arrimaha Gudaha & Amniga oo kulan la yeeshay Haya’ada UNDP

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Amniga Cabdalle Maxamed Carab ayaa kulan la yeeshay Haya’ada UNDP isagoo ka duulaya kor u qaadista xidhiidhka Haya’adaha Caalamiga isla markaana derdergalinya wada shaqaynta ay la leeyihiin Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Amniga ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madax sar-sare oo ka socota Haya’ada UNDP iyo Mashruuca (UN Joint Rule of Law ) Kulankan ayaa daba socday kulamo hore oo lagu derdergalinayo sidii loo xoojinlaha wada shaqaynta ka dhaxaysa daneeyeyaasha Amniga.

Kulankan ayaa kusoo dhamaday Isfahan iyo in la sii wado kulamada noocanoo kale ah sii looga midho dhaliyo dedaalada xoojinta Amniga.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker