Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland oo ka qayb-galaya Masrax Caalami ah oo ah oo lagu soo ban-dhigo teknoolojiada xagga Difaaca

Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Guuto Nimcaan Yuusuf Cismaan ayaa ka qayb-galaya Masrax Caalami ah oo ah oo lagu soo ban-dhigo teknoolojiada xagga Difaaca iyo Iskaashiga Amniga oo lagu qabtay magaalada Abu Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta.

Shirkan caalamiga waxaa ka soo qeyb galay in ka badan 860 qof oo isugu jira madax iyo masuuliyiin dawladeed oo heer qaran iyo heer gobol ah oo ka kala socda 65 waddan,

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker