Wasiirul Dawleyaasha iyo Ku Xigeenada Oo Laga Joojiyay Shirarkii Golaha Wasiirada.

Madaxweyneha Somaliland Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa shirarkii golaha wasiirada ka joojiyay wasiirul dawlayaasha iyo wasiir-xigeenada.

Waxa shirkarka Golaha Wasiirada loo ogolaaday inay ka qayb galaan khamiista u dambaysa bisha, halka aanay saddexda khamiisood ee kale ka qayb galayn oo laga joojiyay.

Sababta Wasiir ku xigeenadanada iyo Wasiirul dawleyaasha looga hakiyay ka qayb galka shirarka ayaa la sheegay in ay ka dambaysay ka dib markii Dibada u baxeen qodobo shirarkii u dambeeyay ee Golahaasi lagaga hadlay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker