Dhegayso: Wasiirka Daakhilga Dawlada Federalka Somalia oo ka Warbixiyay Heshiiska Dhexmaray Xukuumada iyo Ehlu Sunnah

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa faah-faahin ka bixiyey Heshiiska 20-ka Xildhibaan ah ee dowladdu la gashay Ahlu-Sunna.

 

Heshiiska ayaa macnihiisu  yahay in Ahlu-Sunna ay soo xuli doonto 20 xildhibaan, halka 69-ka kale ay soo Xuli doonaan Odayaasha qabaa’ilka.

 

Waxaana Heshiiskaa ka Waramay Wasiirka Arimaha Gudaha ee Dawlada Federaalka ah ee Somalia

Halkan Hoose Ka dhagayso Waraysiga Wasiir Samriye oo dhamaystiran.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker