Cadaadis kusii kordhaya madaxweyne William Ruto

adaadiska ayaa kusii badanaya Madaxweynah Kenya William Ruto si abaaraha aan horay loo arag ee ka jira dhinaca woqooyi ee dalka uu ugu dhawaaqo inay yihiin musiibo qaran.

Abaaraha ayaa saameeyey 5 milyan oo qof. Roobabka oo aan di’in xilli-roobaadkii 6-aad ayaa gaajada gobolkaas ka jirta kasii dhigaya mid daran.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker