Booqashada Madaxweynaha JSL ee Dekedda πƒπžπ’π«πš 𝐀π₯ π—πšπ¦π«πš ee Dubai

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ( Cirro ) oo maalintii 5-aad ku guda jira Safarka shaqo ee uu ku joogo Dalka Midowga Imaaraadka Carabta ayaa booqday Dekedda πƒπžπ’π«πš 𝐀π₯ π—πšπ¦π«πš ee Dubai, Dekedaasi oo ka mid ah Dekadaha ugu muhiimsan ee ay Ganacsatada reer Somaliland wax ka soo dhoofsadaan, ganacsigooduna uu ka goosho.

Booqashada Madaxweynaha JSL ee Dekedda πƒπžπ’π«πš 𝐀π₯ π—πšπ¦π«πš ee Dubai, waxa ay hoosta ka xarriiqaysaa sida ay Somaliland uga go’an tahay xoojinta ganacsiga xagga Badda iyo inay xidhiidh dhaqaale oo qoto dheer ay Somaliland la yeelato Dalka Imaaraadka Carabta.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker