In ka badan 500 maxaabiis Falastiiniyiin ah oo ilaa haatan lasii daayay

Wejiga koowaad ee heshiiska, 33 la heystayaal ah ayaa la sii deynayaa iyadoo lagu beddelanayo 1,900 maxaabiis Falastiiniyiin ah.

Ilaa iyo haatan, in ka badan 500 ayaa la sii daayay. Dad aad ugu faraxsan ayaa soo dhoweeyay, welina waxay ku lebisnaayeen dharka gareyga ah ee xabsiga.

Kuwaas, dhowr ayaa haween iyo carruur ahaa – mid ka mid ah kuwa ugu da’da yar oo lasii daayay dhammaadkii January waa 15 jir.

Qaarkood ayaa ku eedeysnaa dembiyo yaryar, halka kuwa kale la xukumay.

Balse 21 maxaabiis oo dembiyo adag ku xukunnaa, oo dil uu ka mid yahay, Israa’iil uma oggolaan inay Falastiin ku laabtaan waxaana loo musaafuriyay Masar amaba dalalka deriska ah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker