Bas siday maxaabiis Falastiiniyiin ah oo gaaray Ramallah

Waxaan aragnaa sawirrada bas sida maxaabiis Falastiiniyiin ah oo gaaray Ramallah oo ku taalla Daanta Galbeed.

Dadka ayaa ku hareereysan gaariga waxayna sawirro ka qaadanayaan oo ay muuqaallo ka duubayaan goobta xilli ay maxaabiistu gaariga ka degayeen. Qaar ayaa gacmahooda ku muujinaya calaamadda V ee guusha.

Maxaabiista ayaa gacan-qaadaya dadka ka caawinaya inay gaariga kasoo degayaan iyagoo sidoo kale dadka meesha isugu yimid u dhoolla-caddeynaya

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker