Ciidamada Booliska Somaliland ayaa war ka soo saaray Shil Naxdin leh oo Hargeysa ka dhacay.
Ciidamada Booliska Somaliland ayaa war ka soo saaray Shil Naxdin leh oo Hargeysa ka dhacay.
” Ciidamada Booliska JSL gaar ahaan qaybta Nabadgelyada waddooyinka ayaa hawlgal ay sameeyeen gacanta kusoo dhigay Eedaysane Mubaarik Cabdiraxmaan Maxamed oo xalay ku jiidhay waddada Labada Boqol Marxuumad Haweya Iidaan Ibraahin kadibna ka baxsaday goobta.
Waxaana Ciidamadu gacanta ku hayaan eedaysanihii iyo gaadhigii uu watay oo noociisu ahaa” Vitz” , waxaana eedaysanaha degdeg loo horgayn doonaa Ha’yaddaha garsoorka, ”