Xisbiga Kulmiye oo ka shiray Ciidamda Xukumadu ka qaaday Madaxweynihii Hore Muuse Biixi

Xisbiga KULMIYE ayaa saaka shir ka yeeshay tallaabadii sharci-darrada ahayd ee Xukuumadda cusubi kaga qaaday Madaxwaynihii 5aad ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi Ciidankii illaalada u ahaa ee sharcigu u ogolaaday.
Shirkaasi oo uu shir-guddoominayey Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Mujaahid Maxamed Kaahin Ahmed oo ay ku wehelinayeen Hoggaanka xisbiga, qaar ka mid ah xildhibaannada xisbiga ee Golaha Wakiillada iyo G. Deegaanka Caasimada Hargaysa, ayaa lagu go’aamiyey qodobo culus saacadaha soo socda shacbiga Soomaliland lala wadaagi doono.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker