Trump oo sheegay in uu doonayo in Mareykanka uu la wareego Gaza oo uu dib u dajin u sameeyo Falastiiniyiinta

Donald Trump ayaa ku dhawaaqay isbeddelkii ugu weynaa ee siyaasadda Mareykanka ee ku wajahan Bariga Dhexe muddo tobanaan sano ah.

Waxa uu sheegay in Maraykanku uu doonayo in uu la wareego Marinka Gaza.

Donald Trump ayaa laba jibaaray soo jeedinta lagu doonayo in dib u dajin loogu sameeyo guud ahaan shacabka reer Falastiin ee Gaza dalalka Masar, Urdun iyo dalal kale.

โ€œWaxaan ku dhisi karnaa lacag aad u badan oo ay bixiyaan dad kale, waddamo aad hodan u ah waxayna diyaar u yihiin inay bixiyaan. Haddaynu wax u dhisno reer Gaza oo mid ka mid ah dalalka roo rarayo uu noqdo Urdun ama Masar sidoo kale dalal kale bay noqon karaan,” ayuu yiri Trump

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker