Netanyahu oo ka hadlay Soo jeedinta Trump ee ah in Maraykanku uu la wareegi karo marinka Qaza

Soo jeedinta Trump ee ah in Maraykanku uu la wareegi karo marinka Qaza, Netanyahu wuxuu ku tilmaamay inay tahay fikrad “mudnaan leh oo ay tahay in fiiro gaar ah loo yeesho”.

Waxa uu sheegay in Israa’iil ay xoogga saarayso sidii ay u hubin lahayd in dhulkaas Qasa aanu khatar ku ahayn dalkooda.

Waxa uu sheegay in Trump “uu Gaza u arko mustaqbal ka duwan”, isagoo raaciyay: “Waxaan u maleynayaa inay tahay wax bedeli kara taariikhda.”

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker