Shiinaha oo la sheegay inuu fududeeyay xayiraadihii dhanka safarka ee saarnaa qaar ka mid ah Muslimiinta Uyghur
Dhaqdhaqaaqayaasha xuquuqda aadanaha ayaa sheegay in Shiinaha uu fududeeyay xayiraadihii dhanka safarka ee saarnaa qaar ka mid ah Muslimiinta Uyghur.
Human Rights Watch ayaa sheegtay in isbeddelkan uu sababi doono in qoysas kala maqnaa muddo sanado ah ay dib ugu midoobi doonaan si kumeelgaar ah.