Maxkamadda Sare ee Gaarisa oo diiday tirokoobkii 2019

Maxkamadda Sare ee Gaarisa ayaa waxba kama jiraan ka soo qaaday natiijadii kasoo baxday tirokoobkii dadka ee 2019 kaasi oo afartii sano ee la soo dhaafay dacwadiisa ay ka socotay maxkamadda.

Xukunka maxkamadda ay ku diiday tirokoobka ayaa wuxuu amrayaa in muddo hal sano gudaheed ah goballada Wajeer, Garissa iyo Mandera dib loo tirokoobo.

Kenya ayaa 10-kii sanaba hal mar la tirokoobaa dadka. Xukunka maxkamadda ayaa waxuu noqonayaa kii ugu horreeyay ee noocaan ah oo goballo si gaar ah dib loogu tirokoobo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker