Diyaarad kale oo ku burburtay Mareykanka

Diyaarad yar oo lagu daabulo qalabka caafimaadka ayaa ku dul burburtay dhowr dhisme oo ku yaalla waqooyi-bari Philadelphia fiidnimadii xalay, iyadoo guryo iyo gawaari dab qabadsiisay isla markaana dad goobta joogay dhaawacday.

Diyaaradda ayaa ku jirtay howlgal caafimaad, iyadoo sidda ilmo bukaan ah iyo hooyadiis iyo afar shaqaale.

“Waan ognahay in khasaare jiri doono,” ayuu yiri Barasaabka Pennsylvania Josh Shapiro.

Lixda qof ee diyaaradda saarnaa ayaa u dhashay Mexico, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda dalkaas.

Ma cadda in cid ay ka badbaadday diyaaradda

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker