Baadhitaanka waxa sababay shilkii diyaaradihi Mareykanka oo bilowday
Sida aan hore u tebinnay, waxaa la soo helay sanduuqa madoow ee diyaaradihii shalay iskula dhacay hawad Washington, oo ay ku dhinteen dhamaan 67-da qof ee saarnaa.
Waxaan haatan idiin soo gudbineynaa sawirada qalabyadaa, kuwaas oo laga heli karo waxa sababay shilka diyaaradahaas habeenkii arbacada ku dhacay webiga Potomac kadib markii ay isku dhaceen.