Meydad laga helay webiga ay diyaaradaha ku dhaceen

Mas’uuliyiinta ku howlanaa samatabixinta dadkii rakaabkii saarnaa diyaaradihii Mareykanka ee isku dhacay kadibna ku dhacay webiga, ayaa soo saaray meydka 19 qof, sida uu sarkaal ka tirsan dowladda Mareykanka u sheegay warbaahinta CBS oo ay bah wadaag yihiin BBC-da qeybteeda Mareykanka.

Warbaahinta CBS ayaa hore ku warrantay in 18 meyd laga soo dhex saaray biyaha, oo ah dabcan webiga Potamac oo ay ku dhex dhaceen.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker